Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha
Su'aal: Bar madow oo isha kaso baxday
(1/1)
Fiabdik2014:
Asc dr waxan ka mid ahay dadka bage kan ku xiran wax badana ka faiday.walalkay wiilkiisa ayaa indha xanunayan barmadow aya kasoo bilaabatay kor isha qeybteeda cad waxayna ku soo socotaa meesha madow labada indhoodba indhaha way biyaynayaan markuu wax aqrinayo ama wax firsanayo. isbitala lageyay nairobi ku yalo waxay dhahen qaliin an remove ku dhaheyna da'a disuna wa 10 sano jir .dawayna majirto ay dhahen hadi an laqaline waa 50/50 inu indho beelo.
Hadi ad taqanid waxa ay tahay plz noo faah faahi waana mahadsantihiin
Akhaa Binu Jowhari:
Fadlan linkiga hoose Guji, su'ashada jawaabteeda mid lamid ah ka akhriso, ilaa uu Dhakhtarka kaaga soo jawaabayo su'ashada.
http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=1149.0
Navigation
[0] Message Index
Go to full version