Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha
Su'aal: Baabasiirta maxaa lagaga bogsan karaa?
(1/1)
Muxya62:
asc doctor
aad baan idingaga mahad celinayaa sida wanaagsan ee aad inoogu dadaaleysan. Allaha idin dhawro
dctr waxaan rabay Laba su aal oo ah
1. baabasiirta maxaa ugu fiican oo dawo ahaan loo qaadan karaa si aynan mar danbe kugu soo noqon?
2. toonta dabada ma iska galin kara si aan ugu helo cfmd xaga baabasirta maadama ay waxyaaba farabadan dawo utahay toonta?
SomaliDoc:
Baabasiirku waa cudur bulshada ku badan, wuu nuucyo badan yahay, wuxuuna leeyahay heerar kala duwan, fadlan akhriso qoraalkaan si aad jawaab u heshid: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=891.0
Navigation
[0] Message Index
Go to full version