Author Topic: Su'aal: Naxdin aan dareemayo mar kasta?  (Read 4034 times)

0 Members and 1 Guest are viewing this topic.

Offline Kaltuun

  • Jr. Member
  • **
  • Posts: 33
  • Points: +0/-0
Su'aal: Naxdin aan dareemayo mar kasta?
« on: October 15, 2017, 01:58:02 PM »
asc somalidoc waxan raba inaa isiiso macluumad ku saabsan naxdin aan dareemayo markasta aan maqlo qofba shaqo helay camal amaba aan xanaaqo xataa hadaan murugo la kulmo wan naxaa dhiigaga caadada haduu igusoo socda amaba maalinta uhorayso wan naxaa 24years ban jiraa iguma cusba caadada xataa qof hadaan hooyo ku diro hadhow ban ka naxayaa oo is oranayaa mxaa ugu diraysay soo kle hadaan ilmaha dilo wanka naxayaa adigu dr naxdin baa igu programsan aanan granayn waxay tahy xata hadi qof dhinto wan naxayaa sidii in ana laygu yiri wad dhiman inahaas ban ka cabanayaa dr adoo mahadsan jawab igasii waan dheereyey qoraalke iga raali ahow.
wasalaamu calaykum




Offline SomaliDoc

  • Moderator
  • *****
  • Posts: 4709
  • Points: +3/-1
  • Gender: Male
  • Ilaahayow Dal Nabad Qaba iyo Dad Caafimaad Qaba!
    • Somali Medical Association
Re: Su'aal: Naxdin aan dareemayo mar kasta?
« Reply #1 on: November 18, 2018, 11:10:09 AM »
Inkastoo aadan sheegin astaamo kale oo naxtinta la socdo, laakiin waxay iila muuqataa cabashadaadu inuu welwelkaagu siyaado yahay ama dareenkaagu mar walba kacsan yahay, xaaladaan marne dabeecad ayay noqotaa, marne xanuun welwel.

Markay dabeecad tahay, qofka wuxuu leeyahay astaamo kale oo badan, halkaan ka akhriso: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=7953.0
Markay cillad nafsaani ah tahayne halkaan ka akhriso: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=5865.0
Abdullahi M. Mahdi waa dhakhtar soomaaliyeed oo ku takhasusay Cudurada Guud (Internal Medicine) Cudurada Faafa (Infectiouse Diseases) iyo Cudurada Dhulalka Kuleylaha (Tropical Medicine), Sidoo kale waa Qoraa si joogto ah bulshada uga wacyi galiyo bogga "SomaliDoc.com" oo uu aasaasay bilawgii sanadka 2007.

Igala Soco:
   


 

Daawada Artesunate oo Bedesha Quinine Ayaa Sanad Kasta Badbaadin.. (WARBIXIN)

Started by DrkheyreBoard Health News and Events

Replies: 0
Views: 34297
Last post April 21, 2011, 08:48:49 AM
by Drkheyre
Su'aal: Baaritaanka dhiiga malagu ogaan karaa cudur kasta?

Started by Abdi21Board Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 9123
Last post October 19, 2016, 07:18:46 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Maxaa keena in hergabka mar kasta qafka uu ku dhaco?

Started by Awil5Board Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 5484
Last post October 13, 2016, 12:56:29 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Waxan matagaa subax kasta 1 liter green ah?

Started by Abdi21Board Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 3273
Last post October 19, 2016, 06:37:58 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Maamo mar kasta sheeganayso lafo xanuun?

Started by Jaamac123Board Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 4355
Last post July 30, 2015, 02:18:17 PM
by SomaliDoc