Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha
Su'aal: Suuxdimo ayaan qabaa muddo sadax sano ah?
(1/1)
Dr Ilbir:
Dr xanuun ayaan qabaa suuxdimaa mudo sadex sano ah hadana uu igu soo batey dhicitankii daawoyin badana waan cunaa marba qaar ayaa la iga badaleyy tagritol,phyentoin , phenabarbitol dhicidina wey igu soo korodhey ismana oganayo markaan dhici rabo dr alle haku barakeye intaa iga caawi maxaan yelaa waxaa kaloo dheer xiliga aan cadho daremo ama waan dhacaya ama waxaan yaranaya darenkayga wixii igu hareraysan
Akhaa Binu Jowhari:
Asc, walal marka hore, Allah hakaa caafiyo Jirrada ku hayso, midda kale, linkinga hoos ku qoran Guji, si aad u daalacato cudurka ka cabanaysa, horey baa dhakhtarka uga hadlay. Mahasabid.
http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,2246.0.html
Navigation
[0] Message Index
Go to full version