Author Topic: Su'aal: Suuxdimo ayaan qabaa muddo sadax sano ah?  (Read 2080 times)

0 Members and 1 Guest are viewing this topic.

Offline Dr Ilbir

  • Newbie
  • *
  • Posts: 3
  • Points: +0/-0
  • Gender: Male
Su'aal: Suuxdimo ayaan qabaa muddo sadax sano ah?
« on: November 23, 2017, 01:47:18 PM »
Dr xanuun ayaan  qabaa suuxdimaa mudo sadex sano ah hadana uu igu soo batey dhicitankii daawoyin badana waan cunaa marba qaar ayaa la iga badaleyy tagritol,phyentoin , phenabarbitol dhicidina wey igu soo korodhey ismana oganayo markaan dhici rabo dr alle haku barakeye intaa iga caawi maxaan yelaa waxaa kaloo dheer xiliga aan cadho daremo ama waan dhacaya ama waxaan yaranaya darenkayga wixii igu hareraysan




Offline Akhaa Binu Jowhari

  • Sr. Member
  • ****
  • Posts: 130
  • Points: +0/-0
  • Biyahaan fiiqsi loo liqin, iyo hadalkaan fiirsi loo oran feerahay wax yeelaan.
Re: Dr xanuun ayaa ihaya alle idankii
« Reply #1 on: November 23, 2017, 05:29:39 PM »
 Asc, walal marka hore, Allah hakaa caafiyo Jirrada ku hayso, midda kale, linkinga hoos ku qoran Guji, si aad u daalacato cudurka ka cabanaysa, horey baa dhakhtarka uga hadlay. Mahasabid.
http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,2246.0.html
Allow Dhakhaatiirteenna Noo Dhowr Meel Walba Oo Ay Joogaan.

Aamiin Aamiin.


 

Maxaan bartaa? Halkee ayaan ka bartaa?

Started by SomaliDocBoard I want to Study Medicine

Replies: 1
Views: 313777
Last post June 09, 2018, 12:51:13 AM
by Ahmed_Carab
Su'aal: markii aan cayaaro Kubada dhididka cirbad la igu duraayo ayaan moodaa?

Started by WalaalkaBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 24379
Last post May 23, 2011, 07:44:58 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Ninkega islama noolin labo wadan ayaan kala jogna?

Started by NasiimaBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 3
Views: 25909
Last post April 10, 2016, 11:10:06 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Madax xanuun, daal iyo kuleel ayaan isku arkay?

Started by KaamilaBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 25520
Last post February 01, 2010, 09:40:50 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Xanuun ayaan ka dareemaa feerta bidix naaska hoostiisa?

Started by LaabtaBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 2
Views: 12003
Last post November 21, 2011, 09:41:16 PM
by SomaliDoc