Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su'aal: Cunugii kowaad waxaan ku dhalay Vacuum?

(1/1)

Azra Ali:
Asc doc Marka hore wanku salamaya marka xiigta hooyo hoorleeh baan ahay cunugi kowaad ban daale waxana kudale vacuum delivery walaigu sojiide aad baan umurugaysan yahay ee ma wax dhiib aah bay ugaynesa cunugtayda gormu madaxa caadigisa kunoqonayoo madaxa wa bujuq jwb Doc aad ba umahadsantahay maskaxda wax may udhiibi

SomaliDoc:
Caruurta lagu soo jiido qalabka "Vacuum", badanaa madaxooda wuu dhuubtaa, laakiin waa wax kumeel gaar ah, maskaxdane saameyn kuma lahan ee taasi ha ka welwelin.

Navigation

[0] Message Index

Go to full version