Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha
Su'aal: Biyo baxa habsaama?
(1/1)
Ahmed tilmaame:
Salaanta islaamka kadib idinka oo mahadsan waxa aan isku arkay biyaha ayaa mudo iga habsaamaya ama aan igaba imanayn maxaa sababay maxaana xalla,?
Mahadsanid
SomaliDoc:
Biyaha oo kaa soo daaho ama imaan waayo waa cillad ay isku arkaan ragga qaar, waxyaabo dhowr ah ayaana keeno ee ka akhriso link-gaan oo aan horay ugu faahfaahiyay: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=2157.0
Navigation
[0] Message Index
Go to full version