Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha
Su'aal: Ilkaha qafiif iyo ciridka faqmaya?
(1/1)
Safiya Cali:
Asc dr ilkaha ayaan maydhi jiray dhakhtrka imeedhi jiray ilkihii qafiif noqdeen waxkasta wuu kudhgaya sidee u ilaalin kara cafimdka ilkahyga waxn kaloo isku arkay ciridka oo hoos ufaqmaya mxa kudawen kara dapiiciya afkana xoga yar ur ayan kadareema hdii aan isku qabto ama amusnado urtas afkeyga see uga bi'in kara jazakllh kheir dr
SomaliDoc:
Ilkaha oo si joogto ah loogu dhaqo daawooyinka kiimikada ah ama mashiinka lagu caddeeyo (whitening) waxay keentaa in ilkuhu khafiifaan ama ciridku dhaawac gaaro taasina waxay u sahli kartaa in haraaga cunnada uu dhex galo ciridka iyo ilkaha halkaasne caabuq ka dhasho, afkuna ku uro, cillada ciridka ku dhaco xaaladaan oo kale waxaa loo yaqaanaa "gingivitis" waxaad u baahan tahay in arintaasi lagaa daaweeyo, faahfaahinta ka akhriso qoraalkaan: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=1409.0
Navigation
[0] Message Index
Go to full version