Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha
Su'aal: muuska dhexdiisa wax gaduud xigeen ah?
(1/1)
Faizaali:
Asc Asxabta somaliDoc waad mahadsantihiin walaal su'asha waxan arkay muus dhexdiisa ama faliir kiisa ka muuqdo wax guduud xigen ah horayna uma arki jirin swrna kumasoo raacin waxaas mexee noqon karaan
CilmiSabca:
Haddii uu muuskaasi yahay muus caadi ah, waxaa laga yaabaa in uu muuskaasi gaadhay jug amna xagtin amma wax kale.
Si aad u ogaatid faa'iidada muuska/mooska/banana, guji linkigaan:-
https://goo.gl/BH9bKo
Navigation
[0] Message Index
Go to full version