Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su'aal: Naasahaygu way yar yar yihiin?

(1/1)

Safiya Cali:
asc dr horayna suashan wanku waydoo adoo raaliya fadlan ma isheegi karta cuntooyin dapiicaya iiwayneen kara nasaha haday jiraan sapaptoo ah mushkild maskaxiyn iga haysto wan ka qajilya ina dadka dhex istaago jazakllh kheir

CilmiSabca:
"Ma jirtaa qaab naasaha loo adkeeyo:
Qaabka kaliya ee naasaha lagu adkeeyo waa in qalliin lagu sameeyo iyadoo xeyr lagu tallaalo ama la geliyo qalab sida buufinka oo kale ah, kaasoo dhowr nuuc u kala baxo, mana ahan waxyaabo loogu talagalay naas la damcsan yahay in ilmo la nuujiyo kaasoo ah hadafka uu Alle dumarka ugu abuuray naasaha. Ogow isbadalka ku dhaca naasaha waa arrin dabiici ah, mana ahan arrin la isku ceebeeyo ama u gaar ah qof gooni ah, waxayna la mid tahay isbadallada kale ee jirka ku dhaco."
Somalidoc.

Navigation

[0] Message Index

Go to full version