Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su'aal: Waxaan daaweynaa bidaarta nuuc walba?

(1/1)

drmire:
Asc Allh haku barakeeye dr waxaan maqlay iney jiraan dhaqaatiir dhahaaya waxaan daaweynaa bidaarta nuuc walba marka dr maxaad kala socotaa arintaas?ma saxbaa  thanks dr

SomaliDoc:
Bidaarta la daaweeyo waa midda jirrada ku timaado ee loo yaqaano Alopecia, faahfaahinta ka akhriso halkaan: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=5726.0

Habka kaliya ee bidaarta dhaxalka ah loola tacaali karo waa in tin lagu beeraa basada ee faahfaahinta arrintaan ka akhriso halkaan: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=7624.0

Navigation

[0] Message Index

Go to full version