Author Topic: Su'aal: Waxaa i xanuuno ciddiyaha lugaha?  (Read 3317 times)

0 Members and 1 Guest are viewing this topic.

Offline Alzubeydi

  • Newbie
  • *
  • Posts: 7
  • Points: +0/-0
Su'aal: Waxaa i xanuuno ciddiyaha lugaha?
« on: December 02, 2017, 01:27:37 AM »
Waxa dr si naxariisleh ku weydinaa suashan maxaa keena inaan marar ka qaar I xanuunaan cidiyaha lugaha hoostooda socodka xita wu idhibaa mahad sanid




Offline SomaliDoc

  • Moderator
  • *****
  • Posts: 4709
  • Points: +3/-1
  • Gender: Male
  • Ilaahayow Dal Nabad Qaba iyo Dad Caafimaad Qaba!
    • Somali Medical Association
Re: Su'aal: Waxaa i xanuuno ciddiyaha lugaha?
« Reply #1 on: November 29, 2018, 04:50:44 PM »
Waxaa laga yaabaa in ciddiyuhu kaa durayaan hilibka hoose, waana xaalad dadka qaar isku arkaan waxaana la dhahaa "Ingrown nails", faahfaahinta ka akhriso halkaan: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=7096.0
Abdullahi M. Mahdi waa dhakhtar soomaaliyeed oo ku takhasusay Cudurada Guud (Internal Medicine) Cudurada Faafa (Infectiouse Diseases) iyo Cudurada Dhulalka Kuleylaha (Tropical Medicine), Sidoo kale waa Qoraa si joogto ah bulshada uga wacyi galiyo bogga "SomaliDoc.com" oo uu aasaasay bilawgii sanadka 2007.

Igala Soco:
   


 

Su'aal: Shahwadayda waxaa ku jiro kuus kuus?

Started by Ali2oBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 16419
Last post December 04, 2016, 10:32:07 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Waxaa igu yaallo buro "Fibroadenoma"?

Started by HabsaBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 12958
Last post July 05, 2017, 01:34:23 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Waxaa dhuunta ilaa qoorta iiga yaal buur buur?

Started by XikmaawiBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 15376
Last post February 28, 2016, 01:40:51 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Waxaa dhib weyn igu haya dhareer afka ka yimaado marka aan seexdo?

Started by Haji2Board Qaybta Su'aalaha

Replies: 3
Views: 61363
Last post December 05, 2015, 11:34:53 AM
by SomaliDoc
Su'aal: marka uu hargab ku dhaco oo uu qufaco waxaa dheecaan ka yimaado dhagta bidixda ah?

Started by DeeqcaliBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 14265
Last post November 01, 2011, 07:58:14 PM
by SomaliDoc