Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha
Su'aal: Waa imisa nuuc Tb-da lafaha ku dhacdo?
(1/1)
Abadifatah:
waxan dhakhatiirta su aalayaa inay iiga jawaaban waa imisa nooc TB lafaha ku dhcdaa?
SomaliDoc:
Tb-du waa hal cudur oo uu keeno hal jeermis, laakiin waxay jirka kaga dhacdaa meelo badan oo ay ka mid yihiin lafaha sida lafdhabarta, kalagoysyada iyo meelo kalaba. fadlan faahfaahinta Tb-da lafaha ka akhriso halkaan: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=7517.0
Navigation
[0] Message Index
Go to full version