Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su'aal: Cuntada kadib waxaa i xanuuna mindhicirta?

(1/1)

Ilyas Abdikarim:
ASC WR WB Dr su'aashan oo ah mid aan rabo in aad jawaab iga siiso ayaa ah xaaskeyga oo ka cabaneysa mindhicir xanuun iyo naqaska oo ku xirma cunta kadib waqti walba oo ay raashin cunto xilliga ay uurka leedahay maxaa keena? Maxaa lagu daweeyaa? Maxaad nagula talineysaa?

Mahadsanid

SomaliDoc:
Bog xanuun iyo dibbiro oo naqaska ku dhibo waxay tilmaan u tahay xanuunka gaaska, waana mid aad loogu arko hooyada uurka leh, fadlan halkaan ka akhriso astaamaha kale ee la dareemo iyo sida loola tacaalo intaba: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=405.0

Navigation

[0] Message Index

Go to full version