Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su'aal: Garabka ayaa i Xanuuna?

(1/1)

Abdirahman mahamed:
Magacaygu waa abdirahman. In muda ah waxaa i xanuunaysa muruqa garabka ka hooseeya iyo naaska bidix korkiisa wayna iska xiriiran marmar caadi ayaan ka noqdaa marna qandho ayaa iqabata markan iskala bixiyo waan yara nafisayaa fadlan halayga jahil tiro

Akhaa Binu Jowhari:
Fadlan linkgaan Riix, waxa ka akhrisan doontaa su'ashada jawaabteed & in badan oo ku saabsan # murqu xanun, lafa xanun, dhabar xanun IWM
http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,1436.0.html

Navigation

[0] Message Index

Go to full version