Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su'aal: Malabka ma marin karaa xubinta taranka?

(1/1)

Xalane123:
asc aadbaan idinkaga mahad celinayaa shaqada aad uheesaan umada soomaaliyeed waxaan rabay inaa idin weediiyo waxaan soo aqristay faa iidada malabka oo leeyahay lkn waxaan doonayaa inaan xubinta taranka raga mariyo sidee u aragtaa dr

SomaliDoc:
Waad isticmaali kartaa, laakiin malabka ma weyneeyo mana dheereeyo xubinta taranka, waana fikrad khaldan oo dadka qaar aaminsan yihiin, ka akhriso link-gaan waxa caafimaadka uu ka qabo waxyaabaha loo adeegsado in xubinta lagu dheereeyo ama lagu adkeeyo: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=5846.0

Navigation

[0] Message Index

Go to full version