Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su'aal: Taranka qof HIV AIDS qabo?

(1/1)

Princejeyte:
Waan ku salaamay Dhaqtarka ii jawaabi doonoow

 ma jiraa qaab ama hab uu u tarmi karo qofka qaba HIV AIDS, asigoo aan qaadsiin cudurka lamaanihiisa

Aan sharaxo su'aasha, tusaale qof haween ah ayaa qabta cududrka kor ku xusan, suura gal ma tahay in eey uur yeelato, ilmana dhasho iyadoo seygeedu ka badbaadayo in oow qaado cududrka

Jawaab ayaan kaa sugayaa, waana kuu mahadcelinayaa

SomaliDoc:
Horay ayaan u soo qoray cashir ku saabsan arintaan ee ka akhriso link-gaan: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=7721.0

Navigation

[0] Message Index

Go to full version