Author Topic: Su'aal: Naaskeyga ma ku filan yahay cunuga?  (Read 2441 times)

0 Members and 1 Guest are viewing this topic.

Offline Zuleikha

  • Newbie
  • *
  • Posts: 5
  • Points: +0/-0
Su'aal: Naaskeyga ma ku filan yahay cunuga?
« on: December 06, 2017, 03:53:44 PM »
ASC dictore waxan rabaa inan wax kaa weydiiyo naas nuujinta waxan ahay hoyo umul ah 28days ayan joogaa topic yada kusaabsan nasnuujunta ee somalidoc wan akhriyey wax badana kafaaiiday jzkallah marka naasahaygu ma bararaan ama culays Kama dareemo badanaa lkn inay caanuhu Ku filanyihin ayaa shaki iga ga jiraa wali kaadideeda waa ok oo mayara saxaradana isma badalin wali oo yellow hurdadeedana in kufilan way sexataa haben it malinaba 2_3 saac markay nuugto lkn waxa  iwalwal galinaya marmarka qaar oo ay rabto naaska inay afka Ku hayso maanta dhan marka waxan isleeyahay ma naaskaa Ku Yar mise  waxa kale ooy leedahay diliq badan iyo matag badan marmarka qaar waxa kale oo iwalaac galiyey mar aan isiri ulis caanaha oon isticmaalay breast pump wax caana ah oo badan way iga imaan waayeen dhibic dhibic Yar ma ahane marka maladhihi karaa waa caano yaraan dictore waxan rabaa inan nuujiyo ilaa lix bilood naaska kaliya marka maxaad igula talinysaa jzkallah




Offline Akhaa Binu Jowhari

  • Sr. Member
  • ****
  • Posts: 130
  • Points: +0/-0
  • Biyahaan fiiqsi loo liqin, iyo hadalkaan fiirsi loo oran feerahay wax yeelaan.
Re: Naas nuujn
« Reply #1 on: December 06, 2017, 05:13:09 PM »
Akhriso Qoraalo la xariira Naas-nuujinta

kordhinta canaha

Naasnujinta uurka

qabka nuujinta
Allow Dhakhaatiirteenna Noo Dhowr Meel Walba Oo Ay Joogaan.

Aamiin Aamiin.


 

Su'aal: Nin jidhkisu kala weyn yahay (XAGA SARE OO YAR IYO XAGA HOOSE OO WEYN)

Started by Hotboy911Board Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 23304
Last post June 13, 2015, 03:26:34 PM
by SomaliDoc
Muxuu yahay "Internal Medicine"?

Started by AdminBoard Clinical Rotations

Replies: 0
Views: 49190
Last post February 11, 2007, 12:34:45 PM
by Admin
Ogow waxa uu yahay "Ummu-Sibyanka"!

Started by SomaliDocBoard Cudurrada Haweenka

Replies: 0
Views: 291544
Last post December 05, 2018, 08:41:26 PM
by SomaliDoc
Albaabkaas markii la furo nalku shidmaayo, markii la xidhona damaayo, muxuu yahay?

Started by CilmiSabcaBoard Medical Stories and Jokes

Replies: 2
Views: 30337
Last post December 08, 2012, 08:50:56 PM
by CilmiSabca
Su'aal: Ma jiraa Natural Viagra - Maadaama Kiniiniga Viagra Dhib-badan yahay?

Started by AarDacarBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 3
Views: 78637
Last post August 12, 2015, 01:45:58 PM
by SomaliDoc