Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha
Su'aal: Naaskeyga ma ku filan yahay cunuga?
(1/1)
Zuleikha:
ASC dictore waxan rabaa inan wax kaa weydiiyo naas nuujinta waxan ahay hoyo umul ah 28days ayan joogaa topic yada kusaabsan nasnuujunta ee somalidoc wan akhriyey wax badana kafaaiiday jzkallah marka naasahaygu ma bararaan ama culays Kama dareemo badanaa lkn inay caanuhu Ku filanyihin ayaa shaki iga ga jiraa wali kaadideeda waa ok oo mayara saxaradana isma badalin wali oo yellow hurdadeedana in kufilan way sexataa haben it malinaba 2_3 saac markay nuugto lkn waxa iwalwal galinaya marmarka qaar oo ay rabto naaska inay afka Ku hayso maanta dhan marka waxan isleeyahay ma naaskaa Ku Yar mise waxa kale ooy leedahay diliq badan iyo matag badan marmarka qaar waxa kale oo iwalaac galiyey mar aan isiri ulis caanaha oon isticmaalay breast pump wax caana ah oo badan way iga imaan waayeen dhibic dhibic Yar ma ahane marka maladhihi karaa waa caano yaraan dictore waxan rabaa inan nuujiyo ilaa lix bilood naaska kaliya marka maxaad igula talinysaa jzkallah
Akhaa Binu Jowhari:
Akhriso Qoraalo la xariira Naas-nuujinta
kordhinta canaha
Naasnujinta uurka
qabka nuujinta
Navigation
[0] Message Index
Go to full version