Author Topic: Su'aal: Lugta ayay ka jabtay?  (Read 3305 times)

0 Members and 1 Guest are viewing this topic.

Offline Qodax Nur Abdi

  • Newbie
  • *
  • Posts: 1
  • Points: +0/-0
Su'aal: Lugta ayay ka jabtay?
« on: December 07, 2017, 08:53:48 PM »
assalamu alaykum, doctor  waxaa dhacday gabadh ayaa ka dhacday gaadhi kadib lowga ayey si xun uga jabtay, muddo dhan 2 billood ayey lugtu fidsan tahay oo ayna laabi karin, xaata darenki aya ka tagay aad ayeyna ubarartay, lugtii kale ee caafimadka qabtayna way saamaysay, wax dawo ah na lama siin illaa iyo muddadaa 2 bilood ah, Ee doctor jabniinka noocaas ah ee lawga wax dawo ah ma leeyahay? ama maxa lagu dawaynkara ? Maxaase u roon oo aad nagula talin lahayd?            Mahadsanid. Doctor




Offline CilmiSabca

  • Hero Member
  • *****
  • Posts: 344
  • Points: +0/-0
  • Gender: Male
  • Kas & Kamma' Kibir Looma Kaco.
Re: Su'aal: Lugta ayay ka jabtay?
« Reply #1 on: December 09, 2017, 07:45:37 PM »
Marka uu qof ka jabo laf amma lafo, waxaa muhiim ah, in sida ugu dhakhsaha badan loo geeyo Xarun Caafimaad (Cisbitaal) amma Dhakhtar qaabilsan qalliinka iyo kabidda jajabka lafaha.
# Waa in aad gabadha u geysaan Dhakhtar si uu xaaladda lugta u arko.
Waxaa laga yaabaa in lagu sameeyo qalliin, si loo saxo lafaha iyo murqaha giigsameyba.
# Marka uu arko Dhakhtarka, ayuu daawo u qorayaa oo uu idiin sheegi doonaa wixii talo ah ee aad u baahan tihiin.

Halkaan hoose ka akhriso qoraal ku saabsan:-
Cunnada Kabta Lafaha

Haddii aad qabtid Su'aalo dheeraad ah, ku soo qor Qeybta Su'aalaha; New Topic.
Riix Halkaan
Talo SAARO Allaah


 

Su'aal: Xanuun xiniinta midig iyo lugta midig?

Started by DaadireeyBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 0
Views: 23429
Last post April 13, 2017, 11:46:51 AM
by Daadireey
Su'aal: Shahwadayda burqo burqo ayay leedahay?

Started by Yahye1Board Qaybta Su'aalaha

Replies: 0
Views: 45180
Last post September 18, 2019, 12:46:48 AM
by Yahye1
Su'aal: Xanuun lugta xaga hoose ee u dhaxaysa labada kuraamood kuna qotonta cidhibta?

Started by GaadhhayeBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 29361
Last post December 23, 2010, 07:28:23 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Waxaa i xanuunaysa lugta midig ruuga ilaa qoobka?

Started by CanabcumarBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 3377
Last post October 19, 2015, 01:07:12 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Waxaa i xanuuna lugta bidix illaa killida korkeeda?

Started by RabiicBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 10688
Last post December 04, 2018, 07:26:11 PM
by SomaliDoc