Author Topic: Su'aal: Markay is helaan ugxanta iyo shahwada ninka?  (Read 7470 times)

0 Members and 1 Guest are viewing this topic.

Offline Muxya62

  • Newbie
  • *
  • Posts: 20
  • Points: +0/-0
Su'aal: Markay is helaan ugxanta iyo shahwada ninka?
« on: December 09, 2017, 10:31:58 PM »
asc dctr
aad baad umahadsanthn sida wanaagsan ee aad aqoontiina inoola qeybsaneysaan
illaah ha idinka abaal mariyo jazakalah.          SLN kadib
dctr waxaan rabay inaan idin weydiiyo su aal, haduu illah idin garansiiyana aad iiga soo jawaabtaan.
suaasha waxay tahay
waxaan ognahay ugxanta dumarka in lasoo fasaxo maalinta 14 inta badan waa hadii ay gabdha caadadeedu tahay 28 maadama ay dumarku  ku kala duwanyihiin jadwalka caadada ama wakhtiga caadada,  marka hadii  habeenka 14aad    Jamac lasameeya ,        .majiraan wax calaamado ah oo lagu garan karo in ay is Helen ama kulmeen ugxantii gabadha iyo sperm ninka?
sideese lagu ogaan karaa? 




                                            mahadsndiin




Offline SomaliDoc

  • Moderator
  • *****
  • Posts: 4709
  • Points: +3/-1
  • Gender: Male
  • Ilaahayow Dal Nabad Qaba iyo Dad Caafimaad Qaba!
    • Somali Medical Association
Re: Su'aal: Markay is helaan ugxanta iyo shahwada ninka?
« Reply #1 on: December 02, 2018, 08:01:25 PM »
Maya, ma jiro wax la dareemo oo lagu ogaan karo in shahwada ninka ay bacrimisay ugxanta haweenka, haddii aad uur raadinaysaan fadlan akhriso talooyinka ku xusan qoraalkaan: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=5839.0
Abdullahi M. Mahdi waa dhakhtar soomaaliyeed oo ku takhasusay Cudurada Guud (Internal Medicine) Cudurada Faafa (Infectiouse Diseases) iyo Cudurada Dhulalka Kuleylaha (Tropical Medicine), Sidoo kale waa Qoraa si joogto ah bulshada uga wacyi galiyo bogga "SomaliDoc.com" oo uu aasaasay bilawgii sanadka 2007.

Igala Soco:
   

Offline Muxya62

  • Newbie
  • *
  • Posts: 20
  • Points: +0/-0
Re: Su'aal: Markay is helaan ugxanta iyo shahwada ninka?
« Reply #2 on: July 06, 2019, 01:37:32 PM »
mhdand dctr


 

Su'aal: waxaan isku arkay inan biyaha ama shahwada ceshan karin?

Started by CalansideBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 35208
Last post December 18, 2015, 08:07:37 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Shahwada inee bananka uso daadato markasto, dabiici miyaa?

Started by IlhaanBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 3
Views: 30201
Last post June 26, 2015, 02:38:58 AM
by Cali Asaaro
Su'aal: Maxaa keeni karo shahwada oo dhaqsi ka imaata qofka?

Started by AnwarBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 3
Views: 21453
Last post July 10, 2011, 08:10:55 PM
by SomaliDoc
Biyaha ama Shahwada oo laysku celiyo dhib miye ledahay?

Started by IlyaasmaxamedBoard Qaybta Wacyi Galinta

Replies: 0
Views: 8276
Last post December 22, 2017, 03:27:38 PM
by Ilyaasmaxamed
Su'aal: Meeshii shahwada laga rabay dhiig ayaa ka yimid?

Started by Kaamil121Board Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 20106
Last post December 20, 2018, 10:03:39 PM
by SomaliDoc