Author Topic: Su'aal: Garabka bidix muruqiisa ayaa i xanuuno?  (Read 4736 times)

0 Members and 1 Guest are viewing this topic.

Offline Abdirahman mahamed

  • Newbie
  • *
  • Posts: 7
  • Points: +0/-0
Su'aal: Garabka bidix muruqiisa ayaa i xanuuno?
« on: December 10, 2017, 01:44:03 PM »
Asc magacaygu waa abdirahman in mudaa waxaa i xanuuna garabka bidix muruqa ka hooseeya mar marka qaarna caadi ayaan noqdaa qandho inta badan ma dareemo lkn habenkii Markaan seexdo ayaaan xanuun dareema xiliga qaboobka xanun saa id ah ayaa mar mar dareemaa. Markaan iska la bixiyo waaan yara nafisaa waxaana modaa labo lafood inay kala baxayn sharqana waan dareema garabka ah mahadsanidiin




Offline SomaliDoc

  • Moderator
  • *****
  • Posts: 4709
  • Points: +3/-1
  • Gender: Male
  • Ilaahayow Dal Nabad Qaba iyo Dad Caafimaad Qaba!
    • Somali Medical Association
Re: Su'aal: Garabka bidix muruqiisa ayaa i xanuuno?
« Reply #1 on: December 02, 2018, 08:03:09 PM »
Fadlan dhakhtar la xiriir waxaa laga yaabaa inuu jiro xanuunka laabatooyinka galo ee Arthritis, kaasoo xanuunka ugu daran yahay xilliyada qaboobaha, xanuunka mararka qaar wuxuu ku fidaa murqaha ka ag dhaw kalagoyskaas, waxaad u baahnaan kartaa in sawir lagu saaro si loo ogaado cilladaada.
Abdullahi M. Mahdi waa dhakhtar soomaaliyeed oo ku takhasusay Cudurada Guud (Internal Medicine) Cudurada Faafa (Infectiouse Diseases) iyo Cudurada Dhulalka Kuleylaha (Tropical Medicine), Sidoo kale waa Qoraa si joogto ah bulshada uga wacyi galiyo bogga "SomaliDoc.com" oo uu aasaasay bilawgii sanadka 2007.

Igala Soco: