Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su'aal: Garabka bidix muruqiisa ayaa i xanuuno?

(1/1)

Abdirahman mahamed:
Asc magacaygu waa abdirahman in mudaa waxaa i xanuuna garabka bidix muruqa ka hooseeya mar marka qaarna caadi ayaan noqdaa qandho inta badan ma dareemo lkn habenkii Markaan seexdo ayaaan xanuun dareema xiliga qaboobka xanun saa id ah ayaa mar mar dareemaa. Markaan iska la bixiyo waaan yara nafisaa waxaana modaa labo lafood inay kala baxayn sharqana waan dareema garabka ah mahadsanidiin

SomaliDoc:
Fadlan dhakhtar la xiriir waxaa laga yaabaa inuu jiro xanuunka laabatooyinka galo ee Arthritis, kaasoo xanuunka ugu daran yahay xilliyada qaboobaha, xanuunka mararka qaar wuxuu ku fidaa murqaha ka ag dhaw kalagoyskaas, waxaad u baahnaan kartaa in sawir lagu saaro si loo ogaado cilladaada.

Navigation

[0] Message Index

Go to full version