Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su'aal: Sideen iskaga ridi karaa cayilka?

(1/1)

Medisse:
Asc waxaan dhakhatiirta kacdsan lahaa in ay wax iiga sheegaan sidii aan iskaga dhimilahaa cayilka ama buurnida gaar ahaan caloosha ama xaluska.
Waxaa la igulataliyay biyo qandaca ama diiran oo liindhanaan lagudaray in ay rido arintaa doctor maxaa kajira.
Aadbaad umahadsan tihiin

Akhaa Binu Jowhari:
Fadlan, halkaan ka akhriso, jawaabtada & waxyaabo kale la xariira cayilka.
http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,3014.0.html


"Allow Noo Dhowr Dhakhaatiirteenna Meel Walba Ay Joogaan"

Navigation

[0] Message Index

Go to full version