Author Topic: Su'aal: Sideen iskaga ridi karaa cayilka?  (Read 4647 times)

0 Members and 1 Guest are viewing this topic.

Offline Medisse

  • Newbie
  • *
  • Posts: 1
  • Points: +0/-0
Su'aal: Sideen iskaga ridi karaa cayilka?
« on: December 12, 2017, 10:43:53 PM »
Asc waxaan dhakhatiirta kacdsan lahaa in ay wax iiga sheegaan sidii aan iskaga dhimilahaa cayilka ama buurnida gaar ahaan caloosha ama xaluska.
Waxaa la igulataliyay biyo qandaca ama diiran oo liindhanaan lagudaray in ay rido arintaa doctor maxaa kajira.
Aadbaad umahadsan tihiin




Offline Akhaa Binu Jowhari

  • Sr. Member
  • ****
  • Posts: 130
  • Points: +0/-0
  • Biyahaan fiiqsi loo liqin, iyo hadalkaan fiirsi loo oran feerahay wax yeelaan.
Re: sideen iskaga ridikaraa
« Reply #1 on: December 13, 2017, 03:22:23 PM »
Fadlan, halkaan ka akhriso, jawaabtada & waxyaabo kale la xariira cayilka.
http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,3014.0.html


"Allow Noo Dhowr Dhakhaatiirteenna Meel Walba Ay Joogaan"
Allow Dhakhaatiirteenna Noo Dhowr Meel Walba Oo Ay Joogaan.

Aamiin Aamiin.