Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su'aal: Waswaas iyo qalbi jab aad uxun ?

(1/1)

Ilyaasmaxamed:
Asc  dhamaaan  bahda somalidoc  oo shaqo fcn uhaaya bulshada soomaaliyeel salaan kadib
Waxaan idin weydiinaa su aal
1: sidee loo caawin karaa qof  niyad jabkiisu aad udaran yahay  ilaa heer is dil  xitaa wax walbo ooxun ayeey isku tilmaameysaa arintas xal maloo helukaraa.
2: sidoo kale waxaa uu waswaaska xiriir mala leeyahay iyadoo fiican ayee hadane wax walboo xun isku tilmaameysaaa.
waxaan idinka karabaa talooyin fiican
qofka wuu kula hadlaa caadigiis waaye lkn waa fcntahy dhan buu kasoo horjeedaaa 
please  jawaaab deg deg ah ayan idinka sugaaaaa.....??????

Akhaa Binu Jowhari:
Ilyaas, Linkigan ka akhriso, casharo laxariira diiqada/niyad jabka, inta Dhakhtarka kaga soo jawaabayo s'ashada.
http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=872.0

"Ilaahow Noo dhowr Dhakhaatiirteena Meel walba ay joogan"

Navigation

[0] Message Index

Go to full version