Author Topic: Su'aal: Waswaas iyo qalbi jab aad uxun ?  (Read 2720 times)

0 Members and 1 Guest are viewing this topic.

Offline Ilyaasmaxamed

  • Newbie
  • *
  • Posts: 7
  • Points: +0/-0
Su'aal: Waswaas iyo qalbi jab aad uxun ?
« on: December 14, 2017, 02:08:17 PM »
Asc  dhamaaan  bahda somalidoc  oo shaqo fcn uhaaya bulshada soomaaliyeel salaan kadib
Waxaan idin weydiinaa su aal
1: sidee loo caawin karaa qof  niyad jabkiisu aad udaran yahay  ilaa heer is dil  xitaa wax walbo ooxun ayeey isku tilmaameysaa arintas xal maloo helukaraa.
2: sidoo kale waxaa uu waswaaska xiriir mala leeyahay iyadoo fiican ayee hadane wax walboo xun isku tilmaameysaaa.
waxaan idinka karabaa talooyin fiican
qofka wuu kula hadlaa caadigiis waaye lkn waa fcntahy dhan buu kasoo horjeedaaa 
please  jawaaab deg deg ah ayan idinka sugaaaaa.....??????




Offline Akhaa Binu Jowhari

  • Sr. Member
  • ****
  • Posts: 130
  • Points: +0/-0
  • Biyahaan fiiqsi loo liqin, iyo hadalkaan fiirsi loo oran feerahay wax yeelaan.
Re: Waswaas iyo qalbi jab aad uxun ?
« Reply #1 on: December 14, 2017, 04:37:09 PM »
Ilyaas, Linkigan ka akhriso, casharo laxariira diiqada/niyad jabka, inta Dhakhtarka kaga soo jawaabayo s'ashada.
http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=872.0

"Ilaahow Noo dhowr Dhakhaatiirteena Meel walba ay joogan"
Allow Dhakhaatiirteenna Noo Dhowr Meel Walba Oo Ay Joogaan.

Aamiin Aamiin.


 

Maxaa lagu daaweeyaa Ilowshaha / Qalbi camada?

Started by WadaniyadaBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 21945
Last post May 26, 2009, 09:49:46 PM
by SomaliDoc