Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su'aal: Kaneecadu ma gudbisaa cagaarshowga?

(1/1)

Akhaa Binu Jowhari:
Doc,  Kaneecada awood ma u leedahay in ay gudbiso cagaarshaha nuucyadisa kala duwan mid lamid ah sida, A, B, C, D & E.


KANEECADU SIDEEDBA, MA GUDBISAA CUDUR AAN AHAYN MALARIA?

SomaliDoc:
Kaneecadu waxay gudbisaa cudurro dhowr ah oo ay ka mid yihiin Duumarada (Malaria), indho-caseeyayha (Yellow Fever) iyo kuwa kaloo badan oo aan dhulkeena laga qoon, laakiin ma gudbiso HIV iyo Cagaarshow, illaa iyo haddane wax caddayn ah looma hayo.

Ka akhriso link-gaan sababaha loo maleynayo in cagaarshowga ku bato bulshadeena: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=7038.0

Akhaa Binu Jowhari:
thanks

Navigation

[0] Message Index

Go to full version