Author Topic: Su'aal: Careless about certain Doctors!?  (Read 2990 times)

0 Members and 1 Guest are viewing this topic.

Offline Akhaa Binu Jowhari

  • Sr. Member
  • ****
  • Posts: 130
  • Points: +0/-0
  • Biyahaan fiiqsi loo liqin, iyo hadalkaan fiirsi loo oran feerahay wax yeelaan.
Su'aal: Careless about certain Doctors!?
« on: December 21, 2017, 08:24:38 PM »
Asc..Doc, waxan jaclahay marwalba in Su'aal muhiim ah aan ku weydiyo, sida midda hadda soo socoto una baahan in lisku baraarujiyo, sababtoo ah, waxan kamid ahay qaar kamid ah dadka ka shaqeysto Farmashiyaasha, waxa in badan aragnaa in Dad iska soo baaray cudur, sida typhoid, Malaria IWM, isla markaa wadta warqad dhakhtar usoo qoray, ayagoo doonaya in ay Daawo u qaataan cudurka laga soo sheegay, marka muhiimaddu waxa ay tahay Dadka aan sheegayo waxa ay iskugu jiraan Dad da'ah, Ragga, Dumar, Caruur & kuwa iska dhexdhaxaad ah, Tusaale Qofbaa kuu imaanaya oo Difaaciisa aad u hooseyo, oo ka garankarto muuqiisa isla markaas dawada loo soo qoray aanu awood u lahayn in uu qaato Dose dhakhtrku u soo qoray.


DHALIISHU WAXA AY TAHAY:
1) Dhakhtarada qaar xil iskma saaraan bukaanka in ay wareysi ka qaadan
In ay cabiraan (weight-kisa) cadaadiska dhiiggisa sida uu yahay, Haddii uu horay daawo u soo qaatay inta xannuunka uu san dareemin, (Medicational History form) kama diyaarshan, sido kale Waxa aynnu ognahay in Drug misuse ay keeni karto halis hor leh, kaaba sii daran daawo kasta waxa la socdaa instructions: qeexaya waxa daawada tarto iyo waxa ay diidayso. Maadaama bulshadayna aysan ku barraarugsayn Arinkaan, ay wax dul qaad ah u muujinayn bukaanka ay fiirsanayaan danahooda waa Dhibaato.
Shalay waxa la ii keenay Canug qaba bronchitis oo dawaao loo soo qoray weliba irbad ah (injection) antibiotic ah 1grm, Nuuca Turkish Ceftrazon  ah, Canuga waa 2 sanno jir, markas laygu yiri " Daawada naga iibso oona noo Dur (through intera-vein) " waxa uga jawaabay," idinkama yeelayo een haddii canugan aan duro waa uu matagayaa mana xamili karo, waayo middan Dadka waa weyn baa Afkood matag soo dhaafa een ka daaya" waxa ay igu jawabeen, " adiga ma dhakhtarka tahay, een naga iibi daawada", wan ka diiday.
Ugu dambeen way iga tageen, sabatoo ah daawadu waxa ku xusan, ( 1grm/kg)..... wax nuucas ah , hadii gramka daawada iyo miisanka qofka lisu qaybinayo oona atahay in la hab raaco drug principleska, halka dadka qaar aysan fiirinba. Waa halis.
Doc arrimahaan nuucaan ah baa iska jira dhakhtrkuna titilekisa ama sumcadisuna halkaa ku baaba'do...Daawadu waa sun haddii habkeeda aan la raacin.


Allow Dhakhaatiirteenna Noo Dhowr Meel Walba Oo Ay Joogaan.

Aamiin Aamiin.


 

Im somali and suddenly proud of it!! (Never seen somali doctors...before) ;)

Started by Anything 4 medicineBoard New Members

Replies: 13
Views: 32355
Last post June 08, 2010, 01:19:20 AM
by Abdulrazzak
Advice to doctors by sheikh "Mohammad Al-munjid"

Started by Dr.AdnanBoard Islam and Medicine

Replies: 0
Views: 21024
Last post December 04, 2007, 05:09:46 PM
by Dr.Adnan
MSF Spain Doctors, Clinical Officers & Nurses Jobs in IFO 2 Refugee Camps Kenya

Started by AdminBoard Medical Jobs & Trainings

Replies: 0
Views: 29836
Last post October 12, 2011, 11:20:07 AM
by Admin
Female Genital Mutilation Cause of Increased HIV/AIDS in Somalia: Doctors

Started by Terror manBoard Cudurrada Haweenka

Replies: 0
Views: 25627
Last post July 10, 2009, 07:23:12 PM
by Terror man
Diaspora Doctors From Finland to Assist Somali Health System

Started by AdminBoard Health News and Events

Replies: 0
Views: 18611
Last post July 24, 2009, 02:03:00 AM
by Admin