Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su'aal: Shahwada oo laysku celiyo dhib ma ledahay?

(1/1)

Ilyaasmaxamed:
Asc dhamaan waan idin salamay bahda somalidoc. Salan kadib waxan rabaa in si fican laygu faahfaahsho su aashan
Hadii uu qofku isku celiyo  marka uu dareemo in ay shahwo ka imaan rabto ama isaga oo hurdaayo riyo ku dareeemo ow is iloowsiiyo ama dhax ku joojiyo iyadoo qeyb kamid ah ay ka imaatay. Taladiinu waa muhiiim 

SomaliDoc:
Su'aashaan horay ayaan uga jawaabnay ee fadlan akhriso qoraalkaan: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,5941.0.html

Navigation

[0] Message Index

Go to full version