Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha
Su'aal: Waa maxay umuliso-biyaanka?
(1/1)
Dalmaryusuf:
Asc,
Marka hore waxaan rabaa inaan u mahadnaqo dhaqaatiirta SomaliDocs sida quruxda badan ee cilmiyeysan ee ay uga qeyb qaadanayaan kor u qaadida aqoonta bulshada Soomaaliyeed iyagoo waliba waqti badan ku bixinaya arinkaas, intaas ka dib waxaan rabaa inaan weydiyo dhaqaatiirta iyo cid kasta ee wax ka taqaana waxa loo yaqaan umuliso-biyaanka waxa uu yahay iyo khasaaraha bani-aadamka uu u geysan karo?
Mahadsanidiin.
SomaliDoc:
Faahfaahinta ka akhriso casharkaan: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,8933.0.html
Navigation
[0] Message Index
Go to full version