Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su'aal: Waxaan kacabanayaa xaaqada?

(1/1)

Xalane123:
asc aadbaan idiin salaamayaa run ahaantii su aasheeda koobaad waxaan kacabanayaa
1= marmarka qaar xaaqadeeda waxaa lasocoto dhiig iyo sanboor joogta ah
2= waxaa ixanuunaya cijiyaha dhaxdooda iyo meesha ee maqaarka isga dhagan yihiin oo ijeexjeexma  fadlan sidhaqso ah iigu soo jawaba waa mahadsan tihiin

Akhaa Binu Jowhari:
Midda ciddiyaha halkaan ka akhriso.




http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=5746.0


Midda kale =



Xaakadaada oo dhiig soo raaco maahan hal cudur oo kaliya wuxuu noqon karaa cudurro badan mid ka mid ah: tusaale ahaan in aad cirid dhiig leedahay, in sambabada aad ka jirantahay oo burkiinto, oofwareen ama tiibisho aad qabto.


Sidaa darteed waxaa habboon in aad noo sheegtid haddii aad leedahay calaamado kale ee la socodo xaako-dhiiggaan sida: qufac, neefqaad, feero xanuun, qando iyo wax la mid ah.


Illaa goorma ayaa isku aragtay cilladaan xaako dhiigga ah, goormeena kaa timaadaa.


dhiigga ma mid gaduud oo fresh ah miyaa mise mid xaakadada ku dhex qasan?

Navigation

[0] Message Index

Go to full version