Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha
Su'aal: Cunug yar oo kaadi ka qoyan isagon ogayn?
(1/1)
Ilyaasmaxamed:
Asc dhammaan bahda somalidoc
waxaan rabaa inaad iisheegtan
Canug yar oo 7 jir 8 jir ah oo ayaa waxaan ku aragnay in isagoo is ogayn ay kaadida ka difiqdo ama dhib dhibca
Yar oosan dareemin ka qoymaan sarwalkisa...fadlan jawaab fiican ayaan idinka sugaa iyo taloyin fiican
CilmiSabca:
Fadlan ka akhriso linkigaan hoose qoraal ku saabsan su'aashaada:-
https://goo.gl/MksmnQ
Sidoo kale akhriso linkiyada ku jira isla gudaha boggaas, dhammaan linkiyadaas waxay ku siin doonaan xal talooyin ku dhiiri galin doona.
Navigation
[0] Message Index
Go to full version