Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha
Su'aal: Xubinta taranka waxaan ku leeyahay finan yayr?
(1/1)
Walal somali:
asc doc wxn rabey ind iga yra siso fahfahin wxa iga so bxy xubinta taranka finan yar o labo xabo ah imna xnunan mrka doc mxy noqon karan
SomaliDoc:
Inkastoo finanka jirka ka soo baxo ay kala duwan yihiin, aragtine lagu garto, laakiin finanka ugu badan ee xubinta ama qooraha ka soo baxo oo aan xanuunka lahayn waxay ka dhashaan qanjirrada yaryar ee soo daayo saliidda oo afka ka xirma, kadibne fin ayaa samaysmo markaad tuujisidne waxaa finka ka soo baxo wax cad oo aan ur lahayn, waxaana loo yaqaanaa "Sebum" waa dufan meesha ku aruurtay. tan uma baahno wax daawo ah, laakiin waa in nadaafadda ku dadaashaa.
Hadduu finkaasi ka duwan yahay kan kugu yaallo fadlan la xiriir dhakhtar.
Navigation
[0] Message Index
Go to full version