Author Topic: Su'aal: Labadayda xiniinyood way yar yihiin?  (Read 4452 times)

0 Members and 1 Guest are viewing this topic.

Offline Murad14326

  • Newbie
  • *
  • Posts: 1
  • Points: +0/-0
Su'aal: Labadayda xiniinyood way yar yihiin?
« on: December 28, 2017, 10:23:29 PM »
Salaama Doctors:
Labadeyda Xiniinyoodba aad bay u yaryar yihiin. Ma aqaan sababta wax xanuun ahna iguma hayaan, wax cilad ah iyo wax nabar ahna ma jiraan, marka  Yaraantaas baan ka shakiyey Waxaan is ir armay siigada keentay in xiniinyuhu yaryaraadaan. HOreyna Waan u siigaysan jiray.

                                                                  Mahadsanidiin




Offline SomaliDoc

  • Moderator
  • *****
  • Posts: 4709
  • Points: +3/-1
  • Gender: Male
  • Ilaahayow Dal Nabad Qaba iyo Dad Caafimaad Qaba!
    • Somali Medical Association
Re: Su'aal: Labadayda xiniinyood way yar yihiin?
« Reply #1 on: December 04, 2018, 07:33:29 PM »
Haday arintaan welwel kugu hayso fadlan la xiriir dhakhtarka arrimahaas ku shaqo leh ee loo yaqaano "Urologist" inkastoo cilladaha ay badanaa ragga ka sheegtaan ee ku saabsan cabbirka xubnaha tarankooda aysan waxba ka jirin oo badanaa qiyaas qaldan ay wax ku cabbiraan.

Qooraha marne way shuuqi karaan, marne way balaaran karaan waana wax alle ugu talagalay ee faahfaahinta arintaan ka akhriso halkaan: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=3313.0

Haddii cilladu iniinta xiniinyaha ay tahayne badanaa iskam yaraato illaa inay cillad jirto mooyee, sidaa darteed si laguu shakki bixiyo, haddii ay cillad jirtane daawo lagugu qoro, fadlan dhakhtarka la xiriir.
Abdullahi M. Mahdi waa dhakhtar soomaaliyeed oo ku takhasusay Cudurada Guud (Internal Medicine) Cudurada Faafa (Infectiouse Diseases) iyo Cudurada Dhulalka Kuleylaha (Tropical Medicine), Sidoo kale waa Qoraa si joogto ah bulshada uga wacyi galiyo bogga "SomaliDoc.com" oo uu aasaasay bilawgii sanadka 2007.

Igala Soco:
   


 

Su'aal: Maxay Ku Kala Duwanyihiin Ama Ku Kala Gedisan Yihiin, Anti Bacterial Iyo

Started by Darmaan123Board Qaybta Su'aalaha

Replies: 2
Views: 16626
Last post November 05, 2013, 10:51:11 AM
by SomaliDoc
Su'aal: Terbinafine, terbisil iyo terminus maxay ku kala duwan yihiin?

Started by Suheyb AbshirBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 4391
Last post March 07, 2019, 08:05:11 PM
by SomaliDoc
Su'aal: maxay ku kala gedisan yihiin Dopamine & Tyrosine?

Started by BarkhatBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 3
Views: 5951
Last post January 11, 2016, 04:22:52 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Jiarada TB da iyo calaamadaha lagu garto maxay yihiin?

Started by Awliyo128.cali.ccc.14Board Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 7715
Last post June 01, 2016, 08:39:44 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Qeybta danbe ee caloosha ay ku beegan yihiin kilyaha?

Started by Mr MahamedBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 5301
Last post June 23, 2016, 12:29:12 PM
by SomaliDoc