Author Topic: Su'aal: Xanuunka loo yaqaano "Abscess"?  (Read 849 times)

0 Members and 2 Guests are viewing this topic.

Offline Mustafacumar

  • Newbie
  • *
  • Posts: 3
  • Points: +0/-0
Su'aal: Xanuunka loo yaqaano "Abscess"?
« on: December 30, 2017, 08:59:03 PM »
ASC, Dr'e waxaan rabaan in aan wax badan ka go'aado xanuunka loo yaqaan Abscess sorry Dr.'e Af-Soomaaligiisa ma aqaan xanuunkaan maxaa sababa sideed lagu dawaynkaraa, noocyadeese u qayb samaa. Mahadsanid



Offline CilmiSabca

  • Hero Member
  • *****
  • Posts: 350
  • Points: +0/-0
  • Gender: Male
  • Kas & Kamma' Kibir Looma Kaco.
Re: Su'aal: Xanuunka loo yaqaano "Abscess"?
« Reply #1 on: January 04, 2018, 02:03:56 AM »
Abscess( ab sess) waa Malax (Pus) laakiin waxyaabaha ay malax ahaan ugu jirto wey noocyo badan yihiin, noocee ayaad dooneysaa in aad wax ka ogaatid?
Malaxda Sambabada
Malaxda Caloosha?
Malaxda Fiskoolada (dabada)?

Iyo qaar kale oo badan.
TALO CAAFIMAAD:

U Qaado DAAWADA, Sida uu Dhakhtarka ku Faray.

D I G N I I N:

Quote
Ha Qaadanin DAAWO Uusan Dhakhtar Kuu Qorin.

 

Su'aal: Xanuunka Barasta ma la kala qaadaa? Sidee loo qaadaa?

Started by CawadBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 9327
Last post February 22, 2010, 12:47:32 PM
by SomaliDoc
Xanuunka Gacanta, Cagta iyo Afka - Hand, Foot and Mouth disease (HFMD)

Started by SomaliDocBoard Cudurrada Maqaarka

Replies: 0
Views: 13532
Last post January 01, 2011, 08:53:48 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Noocyada Feero Xanuunka maxaa lagu kala gartaa?

Started by Abdi KarimBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 2
Views: 39021
Last post January 30, 2008, 02:32:49 AM
by Waxbaro!
Su'aal: Maxaa keena feera xanuunka muda dheer kuhaya?

Started by CabdiwaliBoard New Members

Replies: 0
Views: 4663
Last post December 25, 2009, 08:03:52 PM
by Cabdiwali
SU'AAL: MAXAA KEENAY XANUUNKA LAFTA DIBKA AH EE FUTADA KU JIRTA?

Started by Yaasir32Board Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 2449
Last post April 12, 2016, 04:18:50 PM
by SomaliDoc