Author Topic: Su'aal: Xaaskayga oo ku jirta xiligii walaca?  (Read 4710 times)

0 Members and 1 Guest are viewing this topic.

Offline Qureesh2016

  • Newbie
  • *
  • Posts: 3
  • Points: +0/-0
Su'aal: Xaaskayga oo ku jirta xiligii walaca?
« on: May 29, 2017, 02:12:33 PM »
Asc Dr Marka hore aadbaan kuugu mahadnaqaynaa  iniyo inta kugu xidhanba
suaasha anrabo ansoaqadimo, xaaxkayga oo kujirta xiligii walaca ama bishii 1 baad ee uurka sidaa awgeed lalabada ma u qaadan kartaa sanjabiisha qoyan ama qalalan mid labaad kaluunka qasaa cadaysan ama kan lashiilo ee huteelada. Thanks alot




Offline SomaliDoc

  • Moderator
  • *****
  • Posts: 4709
  • Points: +3/-1
  • Gender: Male
  • Ilaahayow Dal Nabad Qaba iyo Dad Caafimaad Qaba!
    • Somali Medical Association
Re: Su'aal: Xaaskayga oo ku jirta xiligii walaca?
« Reply #1 on: January 05, 2018, 08:16:36 PM »
Sanjabiilka wuxuu yareeyaa lalabada wallaca, wax dhib ahne ma u keeno uurka inkastoo dhakhaatiirta qaar ay ku taliyaan in aan la badsan, midda ku saabsan kalluunka gasacadaysan shuruud ayaa ku xiran in la siiyo hooyo uur leh, sababtane ka akhriso qoraalkaan: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=7570.0
Abdullahi M. Mahdi waa dhakhtar soomaaliyeed oo ku takhasusay Cudurada Guud (Internal Medicine) Cudurada Faafa (Infectiouse Diseases) iyo Cudurada Dhulalka Kuleylaha (Tropical Medicine), Sidoo kale waa Qoraa si joogto ah bulshada uga wacyi galiyo bogga "SomaliDoc.com" oo uu aasaasay bilawgii sanadka 2007.

Igala Soco:
   


 

Su'aal: Dhiig Brown Clour Ah Oo Xaaskayga ka Socda iyadoo 9 weeks pregnancy ah?

Started by Mohamed2012Board Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 22367
Last post January 29, 2012, 12:22:48 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Markii aan xaaskayga damco, waxba ma awoodo?

Started by Nuur12Board Qaybta Su'aalaha

Replies: 2
Views: 6343
Last post March 12, 2012, 07:03:26 AM
by Hassan-Deeq
Su'aal: Guska oo iga damo markaan xaaskayga damco?

Started by Dhoore12Board Qaybta Su'aalaha

Replies: 2
Views: 16386
Last post July 14, 2016, 08:55:28 PM
by Libaaxsane
Su'aal: Maxaa u sabab ah dildilaaca dibnaha xaaskayga?

Started by Mohamed Osman HassanBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 4476
Last post February 08, 2016, 02:21:24 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Xaaskayga ayay wareega cadeeda tahy 35 ama 36?

Started by Ridwaanhaaji114Board Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 3015
Last post June 03, 2016, 08:21:28 PM
by SomaliDoc