Author Topic: Su'aal: Cad ayaa sanka iiga yaallo?  (Read 2996 times)

0 Members and 1 Guest are viewing this topic.

Offline Abdifatah454

  • Newbie
  • *
  • Posts: 4
  • Points: +0/-0
Su'aal: Cad ayaa sanka iiga yaallo?
« on: December 30, 2017, 11:36:30 PM »
Asc walaalahayga somaliyeed ee dadaalkooda wakhtigooda iyo maskaxdoodaba u huray siday u horumarin lahaayeen bulshadooda salaan ka bacdi wll wxaan ahay wiil 21 jir a wxaan muddo 6 sano ka hor ah isku arkay maqalkayga oo yaraaday ka bacdi wxaan u tagay dhakhtar ENT ah wxuu ii sheegayuu i hayo xanuunka
Nasal polyps cadna sanka igaga yaalo taasina sabab u tahay maqalka dhagahayga oo naaqusmay igana jari doono cadkaas  sababo dhaqaale awgeed iima suurto galin inaan galo qaliinkii wxaana hada ka soo wareegtay mudadii aan dhakhtarkaas u tagay 5 sano hada wax daawo ah ma qaato la igamana jarin cadkii maqalkaygiina sidii ayuu u sii daciifayaa hadaba hadaan sidan ku wado oon dhaktar u tagi waayo sababo dhaqaale oo i haysta darteed mxaa ka dhalan karan hadaan iska daawayn waayo xanuunkaas mase jirtaa dhibaatooyin kale oon ka dhaxli karo iska dawayn la'aanta xanuunkaassi natural ah se ma ku daawayn karaa mahadsanidiin wxaan rajaynayaa sida ugu wanaagsan uguna wakhyiga dhaw inaad iigu soo jawaabi doontaan




Offline CilmiSabca

  • Hero Member
  • *****
  • Posts: 344
  • Points: +0/-0
  • Gender: Male
  • Kas & Kamma' Kibir Looma Kaco.
Re: Su'aal: Cad ayaa sanka iiga yaallo?
« Reply #1 on: January 04, 2018, 01:18:30 AM »
Halkaan ka akhriso jawaabta oo faahfaahsan.
Riix linkigaan:-
https://goo.gl/L89ANg
Talo SAARO Allaah