Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha
Su'aal: Shahwadaydu midabkeedu wuu badalan yahay?
(1/1)
Ladane:
Asc dr si salaan kadib wan kaga mahadcelinayaa howshaan ad ummada u haysaaan markaan howsheyda ug guda galo dre waxaan dareemayaa in shahwadeydu midabkeedu yara badalan yahay oo yellow tahay arintaas caafimad ahan sidee tahay sidee loo daweyn karaa miyayse saameyneyaaa miyay keentaa madhaleysnimo ama ineysan xaaska uur qaaadin??? Mahadsanid dr
CilmiSabca:
Halkaan ka akhriso jawaabtaada:
Riix linkigaan
https://goo.gl/Sp7tZz
Navigation
[0] Message Index
Go to full version