Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha
Su'aal: Markaan hurdo waan gariiraa?
(1/1)
Musaali:
Asc walalayaal wa mahadsantihiiin sida wadaniya leh No cawisaan
Su.aal
Marka hurdo waxa dareema gariir(vibrate)
Sida in ley ceejinayo
Waxa isku daya inan tooso mana awoodo
Markow ideeyana wax raada ama xanuun iguma reebyo
Hurdadeyda dib usii wataa?
Maxa waay?
Sideysa lagu xalin karaa?
FG waqti badan malinki shaqeyaa marar qaarna waxa isticmala energy drink si an daal zaid udareemin
SomaliDoc:
Cilladaas waxaa loo yaqaanaa "Sleep paralysis" waa xaalad ilbiriqsi ku dhacda oo hurdada markaa galaysid ama markaa ka soo kacaysid ayaa la dareemaa, iyadoo faahfaahsan ka akhriso qoraalkaan: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=7649.0
Navigation
[0] Message Index
Go to full version