Author Topic: Su'aal: Cilladda rabaaniga ee Hypospadias?  (Read 2553 times)

0 Members and 1 Guest are viewing this topic.

Offline Amar aj

  • Newbie
  • *
  • Posts: 1
  • Points: +0/-0
Su'aal: Cilladda rabaaniga ee Hypospadias?
« on: January 01, 2018, 06:12:31 AM »
Dr waxaa rabaa inaa wax iga sheegto cilada rabaaniga ah ee hypospadias
Qaliin hore ayaa jiro laguma guuleesan mid kale inaa galo diyaar ma u ihu marka maxaa talo ah




Offline Akhaa Binu Jowhari

  • Sr. Member
  • ****
  • Posts: 130
  • Points: +0/-0
  • Biyahaan fiiqsi loo liqin, iyo hadalkaan fiirsi loo oran feerahay wax yeelaan.
Re: Surgery
« Reply #1 on: January 01, 2018, 10:47:28 AM »
Halkaan ka akhriso tallooyin dhameystiran oo la xiriira,( Hypospadias)


http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=5846.0
Allow Dhakhaatiirteenna Noo Dhowr Meel Walba Oo Ay Joogaan.

Aamiin Aamiin.

Offline CilmiSabca

  • Hero Member
  • *****
  • Posts: 344
  • Points: +0/-0
  • Gender: Male
  • Kas & Kamma' Kibir Looma Kaco.
Re: Su'aal: Cilladda rabaaniga ee Hypospadias?
« Reply #2 on: January 04, 2018, 01:11:16 AM »
"Waa cillad abuuris oo caruurtu qaar ku dhalato, wuxuuna ku dhacaa xubinta taranka, taasoo hoos u fooraarto, ibta afkeedane ay meesha hoose ku taallo inta ay foodda hore ku taalli lahayd, waxaana loo yaqaanaa arintaas "hypospadias", waxaana lagu saxaa qalliin.

Fadlan la xiriir dhakhtar ku takhassusay qalliinka xubnaha taranka ragga ee "Urologist", isagaa howshiisu tahay inuu qalliimadaas sameeyo."

Somalidoc


Talo SAARO Allaah


 

Cilladda Argagaxa iyo Neef Qabadka.!

Started by RaaliyoBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 27951
Last post June 29, 2011, 08:55:28 PM
by SomaliDoc
Cilladda Kogidda iyo Is-dul-fuulka Faraha

Started by AbdiaziizBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 40348
Last post February 09, 2016, 12:58:02 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Cilladda Varicocele iyo saamaynteeda muddada fog?

Started by Ali OmarBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 3508
Last post December 01, 2018, 09:23:36 PM
by SomaliDoc