Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha
Su'aal: Cilladda rabaaniga ee Hypospadias?
(1/1)
Amar aj:
Dr waxaa rabaa inaa wax iga sheegto cilada rabaaniga ah ee hypospadias
Qaliin hore ayaa jiro laguma guuleesan mid kale inaa galo diyaar ma u ihu marka maxaa talo ah
Akhaa Binu Jowhari:
Halkaan ka akhriso tallooyin dhameystiran oo la xiriira,( Hypospadias)
http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=5846.0
CilmiSabca:
"Waa cillad abuuris oo caruurtu qaar ku dhalato, wuxuuna ku dhacaa xubinta taranka, taasoo hoos u fooraarto, ibta afkeedane ay meesha hoose ku taallo inta ay foodda hore ku taalli lahayd, waxaana loo yaqaanaa arintaas "hypospadias", waxaana lagu saxaa qalliin.
Fadlan la xiriir dhakhtar ku takhassusay qalliinka xubnaha taranka ragga ee "Urologist", isagaa howshiisu tahay inuu qalliimadaas sameeyo."
Somalidoc
Navigation
[0] Message Index
Go to full version