Author Topic: Su'aal: Waxaa i xanuuna lugta bidix illaa killida korkeeda?  (Read 10693 times)

0 Members and 2 Guests are viewing this topic.

Offline Rabiic

  • Newbie
  • *
  • Posts: 1
  • Points: +0/-0
Su'aal: Waxaa i xanuuna lugta bidix illaa killida korkeeda?
« on: January 02, 2018, 06:31:47 AM »
Asc wan idin salamay akhyarta daacada u ah umada
Waxan ihaya xanuun aan Ku wareeray waxaa LA IGA hayaa dhinac Chan
Waxaa ixanuuna lugta bidix ila kalida kordeeda  xididadka weyn ka soon bilawyda boqonta ilaaa misigta ayaa aad ii xanuuna
Ma foorarsan karo
Markaan jiifo saaid bay ii kaartaa
Ma fadhiyi karo
Ma ordi karo
Safar ma gali karo xanuun daraadii
Dhakhaatiirta aan utagey waxay I dhahaan uun waa nerve xidid dawo markay isiiyaan waxba iima tarto
ICAAWIYA INTA AAD AWOODAAN
THANKS




Offline SomaliDoc

  • Moderator
  • *****
  • Posts: 4709
  • Points: +3/-1
  • Gender: Male
  • Ilaahayow Dal Nabad Qaba iyo Dad Caafimaad Qaba!
    • Somali Medical Association
Re: Su'aal: Waxaa i xanuuna lugta bidix illaa killida korkeeda?
« Reply #1 on: December 04, 2018, 07:26:11 PM »
Qaabka laguu hayo waa cillad ku saabsan neerfaha sinta, waxaana loo yaqaanaa "Sciatica", faahfaahinta xanuunkaan horay ayaan uga hadalnay ee ka akhriso halkaan: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=4611.0
Abdullahi M. Mahdi waa dhakhtar soomaaliyeed oo ku takhasusay Cudurada Guud (Internal Medicine) Cudurada Faafa (Infectiouse Diseases) iyo Cudurada Dhulalka Kuleylaha (Tropical Medicine), Sidoo kale waa Qoraa si joogto ah bulshada uga wacyi galiyo bogga "SomaliDoc.com" oo uu aasaasay bilawgii sanadka 2007.

Igala Soco:
   


 

Su'aal: Shahwadayda waxaa ku jiro kuus kuus?

Started by Ali2oBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 16197
Last post December 04, 2016, 10:32:07 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Waxaa igu yaallo buro "Fibroadenoma"?

Started by HabsaBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 12658
Last post July 05, 2017, 01:34:23 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Waxaa dhuunta ilaa qoorta iiga yaal buur buur?

Started by XikmaawiBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 15147
Last post February 28, 2016, 01:40:51 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Waxaa dhib weyn igu haya dhareer afka ka yimaado marka aan seexdo?

Started by Haji2Board Qaybta Su'aalaha

Replies: 3
Views: 61153
Last post December 05, 2015, 11:34:53 AM
by SomaliDoc
Su'aal: marka uu hargab ku dhaco oo uu qufaco waxaa dheecaan ka yimaado dhagta bidixda ah?

Started by DeeqcaliBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 14148
Last post November 01, 2011, 07:58:14 PM
by SomaliDoc