Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su'aal: Biyo baxa dag dag ah iyo Awood dari?

(1/1)

Savage8:
Asc dhakhtar marka hore

Marka xigta waxaan ahay wiil soomaaliyeed oo dhibaato ka haysato qaybta raganimada mudo badan ayaan siigaysan jiray ama gacantayda ayaan biyaha iskaga keeni jiray mana ogayn in ay dhibaato ii keenayso. Hada dhibka aan qabo waa biyaha oo hal daqiiqo wax ka yar igaga imanaya mana awoodo marlabaad. Dhakhtar ayaan utagay wuxuuna isoo qoray kiniinka la dhaho Priligy 60mg kadibna laba jeer ayaan isticmaalay markii hore 1 saac kadib ayaan galmo sameeyay wax isbadalna ku maanan arag markii labaadana waxaan sugay mudo ku dhaw 3 saac wax isbadala ah ma arag.
 
Maxaad igula talin lahayd dhakhtar

Mahadsanid

SomaliDoc:
Cilladda biyo-baxa waxa keeno iyo talooyin ku saabsanba ka akhriso halkaan: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=2121.0

Navigation

[0] Message Index

Go to full version