Author Topic: Su'aal: Xanuun laga dareemo xaniinta bidix?  (Read 5007 times)

0 Members and 1 Guest are viewing this topic.

Offline Hhusein101

  • Newbie
  • *
  • Posts: 1
  • Points: +0/-0
Su'aal: Xanuun laga dareemo xaniinta bidix?
« on: January 05, 2018, 05:28:39 PM »
Mudo hada laga joogo sedax sano kadib markaan gutay xaajadeyda oo aan sariirta ka soo degay ee aan dhilka imid ayaa hal mar xaniinta aan xanuun ka dareemey  Mudo bil ah mar key docotay ayaan dhaqtar utagay waxa u sheegey meesha laga gayo kaadi ayuu iga qaaday, wax aad qabto ma leh ayuu igu yiri, ee xididka dhiiga soo qaado ee xaniinta keena waaye, diclofen 50mg ayaa la II soo woray, lakiin xanuun meel dheer ah ayaan mararka qaar dareema haba u badnaato marka ay kaadi iqabato iyo marka aan seexdo habernkii, mararka qaar xanuunka xaniinta ka bilowda legta hoose ayuu ku dhamaadaa  , aad ayaan uga welwalaa Dr maxuu noqon karaa xanuunkan maxaase lagu daaweeyaa,  waad mahadsan tahay,




Offline SomaliDoc

  • Moderator
  • *****
  • Posts: 4709
  • Points: +3/-1
  • Gender: Male
  • Ilaahayow Dal Nabad Qaba iyo Dad Caafimaad Qaba!
    • Somali Medical Association
Re: Su'aal: Xanuun laga dareemo xaniinta bidix?
« Reply #1 on: December 07, 2018, 12:14:37 AM »
Xiniinyaha xanuuno kala duwan ayaa ku dhaco, sida warkaaga ka muuqdane muddo 3 sano ayaa xanuunka dareemaysaa, waxaa habboon inaad dhakhtar la xiriirtid si laguu wiisiteeyo, midda kale xanuunka ugu badan ee soo boodada ah ee la dareemo xaniinyaha waxaa la dhahaa "Epididymitis" oo qaabkaas kuu qaban karo, faahfahintiisa ka akhriso halkaan: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=8414.0
Abdullahi M. Mahdi waa dhakhtar soomaaliyeed oo ku takhasusay Cudurada Guud (Internal Medicine) Cudurada Faafa (Infectiouse Diseases) iyo Cudurada Dhulalka Kuleylaha (Tropical Medicine), Sidoo kale waa Qoraa si joogto ah bulshada uga wacyi galiyo bogga "SomaliDoc.com" oo uu aasaasay bilawgii sanadka 2007.

Igala Soco:
   


 

Su'aal: Xiniiyo Xanuun iyo Xiniiyo Dheeraansho?

Started by Ahmed Ali MohamoudBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 33210
Last post August 10, 2015, 11:08:40 AM
by SomaliDoc
Su'aal: Wadna xanuun iyo wadna garaac jogto ah?

Started by Fitah KhanBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 4
Views: 32241
Last post September 16, 2016, 09:11:55 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Xanuun xiniinta midig iyo lugta midig?

Started by DaadireeyBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 0
Views: 23439
Last post April 13, 2017, 11:46:51 AM
by Daadireey
Su'aal: Madax xanuun badan, xanaaq badan hadaan hurdo maskaxda wey shaqeeynee?

Started by AweisBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 3
Views: 41559
Last post March 09, 2011, 10:28:48 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Xanuun lugta xaga hoose ee u dhaxaysa labada kuraamood kuna qotonta cidhibta?

Started by GaadhhayeBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 29369
Last post December 23, 2010, 07:28:23 PM
by SomaliDoc