Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su'aal: Xiriirka ka dhaxeeya wadnaha iyo maskaxda?

(1/1)

Zuldan:
Asc dhakhaatiirta Somali medical forum salaan ka dib waxaan dareema marmarka qaar wel-wel iyo fakar badan markaasna waxaan dareema is badal maskaxeed marka ma jiraa xiriir ka dhexeeya wadnaha Iyo maskaxda.

 

SomaliDoc:
Jirka bini'aadanka oo idil wuu isla shaqeeyaa wuuna isku xiran yahay, midda kale welwelka iyo fakarka badan wuu saameeyaa wadnaha iyo maskaxda labadaba, halkaan ka akhriso qoraal ku saabsan welwelka iyo fakarka badan: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=1704.0

Navigation

[0] Message Index

Go to full version