Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha
Su'aal: Faa'idooyinka Kareemka loo yaqaan shaving creams?
(1/1)
Zuldan:
Asc dhakhaatiirta Somali medical forum salaan ka dib waxaan arkey tima jarayaasha qaar markay waji dhaq kuu sameynayaan (face wash) waxa ay wajiga kuu marinayaan kareem loo yaqaan shaving cream magaciisana la yiraahdo (CAOLA) marka wax faa'ida ah ama khasaare ma u leeyihiin wajiga.
Akhaa Binu Jowhari:
Fadlan, akhriso link-ga hoos kaaga muuqda,
Hada kahor dhakhtarka ka hadlay, bal ku indha-macayso
http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=5328.0
Zuldan:
Faahfaahin dheeraad ah baan dhakhaatiirta ka
codsanayaa
Navigation
[0] Message Index
Go to full version