Author Topic: Su'aal: Siigaysigu ma keeni karaa dhiig la,aan?  (Read 4758 times)

0 Members and 1 Guest are viewing this topic.

Offline Kamaal

  • Jr. Member
  • **
  • Posts: 30
  • Points: +0/-0
Su'aal: Siigaysigu ma keeni karaa dhiig la,aan?
« on: January 11, 2018, 02:37:28 AM »
Digtoore siigaysigu ma sababi karaa dhiig yari




Offline SomaliDoc

  • Moderator
  • *****
  • Posts: 4709
  • Points: +3/-1
  • Gender: Male
  • Ilaahayow Dal Nabad Qaba iyo Dad Caafimaad Qaba!
    • Somali Medical Association
Re: Su'aal: Siigaysigu ma keeni karaa dhiig la,aan?
« Reply #1 on: December 07, 2018, 12:06:33 AM »
Maya siigeysigu toos uma keeno dhiig-yarida, laakiin waxyaabo kaloo badan ayuu keenaa ee ka akhriso link-gaan: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=2209.0
Abdullahi M. Mahdi waa dhakhtar soomaaliyeed oo ku takhasusay Cudurada Guud (Internal Medicine) Cudurada Faafa (Infectiouse Diseases) iyo Cudurada Dhulalka Kuleylaha (Tropical Medicine), Sidoo kale waa Qoraa si joogto ah bulshada uga wacyi galiyo bogga "SomaliDoc.com" oo uu aasaasay bilawgii sanadka 2007.

Igala Soco: