Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha
Su'aal: Siigaysigu ma keeni karaa dhiig la,aan?
(1/1)
Kamaal:
Digtoore siigaysigu ma sababi karaa dhiig yari
SomaliDoc:
Maya siigeysigu toos uma keeno dhiig-yarida, laakiin waxyaabo kaloo badan ayuu keenaa ee ka akhriso link-gaan: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=2209.0
Navigation
[0] Message Index
Go to full version