Author Topic: Su'aal: Parasite-ka iyo Gastrointestinal?  (Read 2290 times)

0 Members and 2 Guests are viewing this topic.

Offline Abuabdirahman

  • Newbie
  • *
  • Posts: 4
  • Points: +0/-0
Su'aal: Parasite-ka iyo Gastrointestinal?
« on: January 11, 2018, 04:27:03 PM »
Malabku muxu saamayn ku leeyahay parasite ka




Offline SomaliDoc

  • Moderator
  • *****
  • Posts: 4709
  • Points: +3/-1
  • Gender: Male
  • Ilaahayow Dal Nabad Qaba iyo Dad Caafimaad Qaba!
    • Somali Medical Association
Re: Su'aal: Parasite-ka iyo Gastrointestinal?
« Reply #1 on: December 08, 2018, 12:06:55 AM »
Gooryaanku waa noocyo badan yahay, waxaana qofka uu dareemi akraa, shbuan, lalabo, calool majiir, cunno xumo, futa cuncun, dibbiro iyo shanqar badan, waxaa lagu ogaan karaa adigoo saxaradaada baaro.
Fadlan la xiriir dhakhtar saxaradada hala baaro.
Abdullahi M. Mahdi waa dhakhtar soomaaliyeed oo ku takhasusay Cudurada Guud (Internal Medicine) Cudurada Faafa (Infectiouse Diseases) iyo Cudurada Dhulalka Kuleylaha (Tropical Medicine), Sidoo kale waa Qoraa si joogto ah bulshada uga wacyi galiyo bogga "SomaliDoc.com" oo uu aasaasay bilawgii sanadka 2007.

Igala Soco:
   


 

Saxarada oo laga Baarayo ku Dul-noole iyo Ugxan (Ova & Parasite)

Started by SomaliDocBoard Qaybta Wacyi Galinta

Replies: 0
Views: 7718
Last post May 06, 2011, 07:19:20 PM
by SomaliDoc